Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxaya safar kale oo dibeda ah

Sida uu shaaciyey Wasiiru Dowlada Madaxtooyada Somalia Cabduqaadir Macalin Nuur., Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa isku diyaarinaya safar ay ugu ambabaxaan Magaalada Khartoum ee dalka Sudan. Qaar ka mid ah Warbaahinta Sudan ayaa soo xigatay wasiiru dowlaha oo sheegay in safarka Madaxweyne Farmaajo uu salka ku hayo sidii loo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxaya safar kale oo dibeda ah